DHAGEYSO:-Warbixin Itoobiya Oo HIV AIDS Faafinaysa,“Guriceel iyo Dhuusamareeb dumar Itoobiya laga keenay oo Khamro cabsan ayaa lagu soo Daadiyaa Dariiqyada!”Warsame Xasan Cabdulle.

23552505 Waxgaradka Soomaaliyeed ee kasoo jeeda deegaan ahaan Gobalka Galgaduud, gaar ahaan Magaalada Guriceel iyo Dhuusamareeb. Warsame Xasan Cabdulle wuxuu xaqiijiyey muddadii Halka Sano ahayd ee Itoobiyaanku haysteen Gurceel iyo Dhuusamareeb in ay kasameeyeen Fasaad badan.

Nabadoon Warsame wuxuu sheegay in Haween Itoobiyaana laga keeno Adis-Ababa, kadibna inta Khamro laga dharjiyo dariiqyada magaalooyinka Gurceel iyo Dhuusamareeb lagu soo daadiyo, Haweenkaas ayaa xilliga ay yimaadaan waxaa Magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb kadhaca isku soo baxa iyo damaashaad.

Dumarka laga keeno Itoobiya ee Khamrada laga dharjiyey magaalooyinkana lagu soo daayo ayaa la sheegay Cudurka dilaagaa ee HIV.AIDS in ay qabaan, ma jirto cid kahadashay hadda kahor, laakiin Nabadoon Warsame Cabdulle ayaa sheegay in Diinxumo iyo wax laga naxo ay ka socdaan magaalooyinkaas.

Aqoonyahanno Soomaaliyeed ayaa kadigay, Soomaalidu in ay ku tagaan Safar wadanka Itoobiya ama Dadka ka imaanaya in la iska ilaaliyo, balse hadda Itoobiyo waxay cudurka dilaagaa ku faafinaysaa Gobalada Dhexe ee Soomaaliya.

23548837

Dhagayso MP3 Halkaan Riix Ama Guji

Isha Waraysiga Idaacadda Islaamigaa ee Radioalfurqaan

23550006