Ciidamadii Kenya ee dhowaanahanba deganaa deegaanka Buulo Guduud ee duleedka magaalada Kismaayo ayaa halkaasi isaga guuray iyaga oo wata dhaawacyo iyo maydad aad u farabadan oo gawaari ka buuxa.
Ciidanka Kenya ayaa u muuqda kuwo la kulmaya dhiigbax aad u daran waxaana kadib dagaallo si daba jog ah oo ay Mujaahidiintu ku qaadayeen ay ku qasbanaadeen inay halkaasi isaga cararaan.
Dagaalka Somalia ayaa maalinba la imaanaya waji cusub,waxaana yaab haystaa kuwii soo duulay.
Banaadir Post.