Somalida ayaa ah dad is dulaystay oo aan isku nixin,waana dhibka maanta ku haya meel ksta oo ay gaaren aduunka dacaladiisa.
Kuwa is jirdilaya ayaa ah dad ku nool Nairobi oo ah magaalo ay leeyihiin cadowga somaliyeed oo maalin walba dhibaato u gaysta Somalida ku nool dhulkeeda ,hadana soo gaartay gudaha gayiga somaaliyeed dhibaatana ku haysa dadka Somaliyeed.
U fiirso dhaqan xumida iyo islaweynida ka dhex jirta Somalida,hadii ay tuugo yihiin oo wax qaateen maxaa si kale loogu xukmi waayay?
Xaqdarada iyo dulmigii ay dalkoodii ku soo dumiyeen ayay hadana la hoos joogaan cadow neceb oo ay dhici karto in maalmo dhow cagta la wada mariyo,maalkoodana lagu takri falo taaso ah mid horey u dhacday.
VIDEO-GA HOOS KA FIIRSO