DHAGEYSO:-Sheekh Maxamed Balli Oo Muslimiinta Oga Digay In Ay Ka Qayb Galaan Ciidda Gaalada, (Kirismaska)

23470637heekh Maxamed Axmed Daahir Sheekh Bali oo kamida Culimada rabaaniyiintaa ee Wilaayaadka Islaamigaa ee Soomaaliya ayaa Muslimiinta Soomaaliyeed oga digay in ay ka qayb galaan Ciidda gaalada, (Kirismiska). Sheekh Maxamed Balli wuxuu sheegay Wadanka Soomaaliya in uu gumaysi ku jiro isla markaana gaalo badan ay joogto, loona baahan yahay in aanan laga qayb qaadan ciidaha gaalada.

Dhinaca kalle Sheekh Maxamed Bali ayaa ka hadlay, xukunka Shareecada Islaamku ay ka qabto kaqayb galka ciidaha gaalada ee loo yaqaano Kirismiska. Culimada rabaaniyiintaa ayaa lagu yaqaanaa in ay Shacabka Soomaaliyeed ay u caddeeyaan Shareecada Islaamka iyo dhacda kasta oo xilligeeda la joogo oo ay u sheegaan shacabka Muslimiinta waxa Shareecada Islaamku ay ka qabto.

Wadaaddadii Soomaalida ahaa, ee Kaniisadah Minnesota gaalada lagalay qaar kamida aya ka toobad keenay una sheegay shacabka in aysan waa dambe aysan tagi doonin Kaniisadaha kadib markii Muslimiin badan ay Saalaadaha ka goosteen.

Dhagayso MP3 Halkaan Riix Ama Guji

Isha Waraysiga Idaacadda Islaamigaa ee Alfurqaan.

23470803