Dagaal Beeleedkii Saakay Kismaayo ka dillaacay oo sii xoogeystay!!.

23471587Waxaa xiran inta Ganacsigii magaalada Kismaayo iyadoona dadku ay ka baqdin qabaan Rasaasta habowga ah in ay ku haleesho xaafadahooda,waxaana kala xirmay isku socodkii magaalada oo dhan,waxaana magaalada kala xirtay Maleeshiyo Beeleedkii hore ugu sugnaa Kismaayo ee horey loogu keenay Kaaraha Kenyanka.
Waxaa Dekada iyo Gagida Kismaayo ku sugan Kenyankii Mooryaanta is haysa magaalada keenay.
Banaadir Post.

22856385 (1)