Radio Shebeele ayaa afka furtay hadana sheegay sirta ka danbeysey in TIKA timaado gayiga Somaliyeed taaso oo ay la yabeen dadka Moqdisho oo maalmahan danbe la yaabana dhaqan xumida Turkida iyo dhulka Somaliyeed,xili oo booqasho ku tagay ninkii mar dhow lagu fariisiiyay Kursiga kaaraha Saaran Xasan
Sheekh Maxamud Culusow oo nin inta badan noloshiisa ku soo qaatay la shaqeynta waxa loo yaqaan NGO.
Dadka aqoonta u leh Turkida ayaa hore u sheegay ama uga digay in turkido halis ku tahay dhaqaalaha Somaliyeed,taaso oo maalhan ka dhawaajiyay Radio Shabeele.
Bahda Banaadir Post ayaa mudo dheer Somalida uga digeysey Turkida oo wakiil ka ah waxa loo yaqaan NATO oo ah dhib gaar ah oo maalmahan ka jira dunida Islaamka.