Dhaqalaaha ugu badan ayaa Somali uga baxa QAADKA waxaana qaata cadowga Somaliyeed oo ah Kenya iyo Etoopiya oo maanta iska leh dhibka ugu badan ee ka jira dhulka somaliyeed,hadana duulaan ku jooga dhulka Somaliyeed meelo badan oo ka mid ah sida waxa loogu yeelo reer Land,Puntland,Somaliland,Beladweyne,Bay iyo Bakool,Gedo iyo Kismaayo.
Dadka qurbaha ku nool ayaa la daalo dhaca dhibka QAADKU u gaystay gaar ahaan dadka ku nool Ingiriiska iyo Holand.
Waxaa la sheegaya in ay aad ugu badan yihiin kuwa qayila maamulka cusub ee Xasan Sheekh ee magaalada Moqdisho,waxaana hada soo baxaya inay aad u qayilaan dhamaan qurbajoogta gaartay Moqdisho oo looga yaqaan DANYUUSBARO.
Maleeshiyaadka waxa looga yeero Dowlada ayaa kuwa aad u qayila oo aan qeyr badnayn waxaana qaato ka taagan dadka ku nool Moqdisho oo meel walba kaga yimaadeen ama laga keenay!
Banaadir Post.