Madaxa guud ee Daladda Xisbiyada mucaaridka Jabuuti mudane Ismaciil Geedi Xareed ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Geele inuu lakala safanyahay dagaalada sokeeye ee umada Soomaaliyeed, isla markaana taakuleynHub siiyo qaar ka mid ah dhinacyda isku haya Soomaaliya.Ina Cumar Gelee ayaa dhib badan mudo dheer ku hayay Shacabka Somaliyeed,waxaana ka mid ah ugu danbeyn in Ciidanka reer ay safka kula jiraan gaalo madowda”New Colonasim” xooga ku jooga Somaliyeed,sida Xabashida,kenya Uganda iyo Burundi oo gaalo ah,wax amaal hana naga dhaxeyn oo aan ka ahayn xabad iyo xabaal.
Ina Cumar Geele ayaa ah nin iibsada somalida oo aysan qiimo ugu fadhin,waxaana lagu xantaa inow kala jecelyahay oo ah wax iska cad. |