DHAGAYSO:-Odayashii soo qaaday Dastuurkii Mahiiga “Qabyo Qoraal” oo waayay meel ay Moqdisho kaga noolaan karaan sheegayna in la dayacay Amnigooda ka dib markii dilay qaar ka mid ah.

23215158Odayashii meel mariyay ama ansixiyay waxa loogu yeerlo Dastuur Daquud “Qabyo Qoraal” ee smaanta oo ku dhisanyahay  Barlamanka Soomaaliya.

Odayaashaayaa xiligan intooda badan waxay ku jiran xaalad cabsi ah  ka dib markii la dilay qaar iyaga ka mid ah,waxaana hore digniin u siiyay XSHM oo aad u diidan Dastuurka iyo kuwa keensaday gayiga Somaliyeed.

Kulankii ay ku soo xulayeen odayaasha ku lahayeen magalada Muqdisho ayaa Al-shabaab waxay ku hanjabtey inay  laynayso Odayaasha hadii aysan faraha Kala baxin howlahaasi Mahiiga wato oo ah mid gaalnimo ah.

Odayaasha ayaa  arintaas ka biyo diiday  ayaa Xiligan waxaa soo baxaya walwal Soo Food saaray Odayaasha  oo inooda badan ama dhamaantoodba Ku sugan magaalada Moqdisho.

Waxana xalay lagu diley Magaalada Moqdisho Oday  ka Mid ahaa Kuwa Soo Xulay Dastuurka Qabyo qoraal  oo qaar ka hore la dilay..

Odayga  ayaa xalay kooxo Hubaysan waxay ku dileen  Xaafada wadajir ee magaalada Moqdisho.

(Halkani Riix Dhagayso Waraysi Cabsida Nabadonada)

Banaadir Post.

184965_492158740814919_1148265031_n