Waxaa la sheegay in Askari katirsan ciidamada Dowladda uu dhaawacay Taliyaha Taraafikada Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Askariga oo kamid ahaa ilaaladiisa ayaa Rasaas kufuray Cali Gaab oo ah Taliyaha Ciidamada Taraafikada Gobalka Banaadir.
La oga Xaaladiida iyo dhaawaca soo gaaray inta uu Gaarsiisanyahay iyadoona Dowladdu aysan kahadlin shilka Lagu Dhaawacay Cali Gaab.
Waxaa maalmahan soo badanaya inay is ugaarsadaan ciidamada Xasan Sheekh oo ah Maleeshiyo Beeleed ka dib arimihii Isbaarooyinka oo kiciyay xaalad aad u dhib badan.
Banaadir Post.