Maxaabiis Mujaahidiin ku Jiraan oo ka Baxsaday Xabsi ku Yaal Baydhabo.

23160749Waxaa la sheegayaa Muslimiin Soomaaliyeed ooy ku jiraan Mujaahidiin inay ka baxsadeen Xabsi ku yaal Baydhabo. Waxaa xabsi xukuma Tigreega. Ilaahay baa u sahlay in Muslimiin ka soo fakadaan xabsigaas. Waxaan dhowaan heli doonnaa waraysida laga qaaday qaar ka mid ah dadkii xabsiga ka soo baxsaday. Waxay si hor dhac ah u sheegeen cadaabkii lagu hayey! Waxaan dhowaan Soomaalidu fiirsatay askar Kenyan ah oo wiil Soomaaliyeed ku ciyaaraya kubbad magaalada Gaarisa!

Dhowaan shacabka Soomaaliyeed waa arkeen inay gaalomadowdu dan u hayn Soomaaliya. Arrinta Kenya iyo Kismaayo ayaa dad badan indhaha u furtay! Waxaa hadda soo batay in shacabku garteen inay faa’iido ku jirto in Shareecada Islaamka la iskku xukumo. Waxaa dhici karta in markii shacabka Soomaaliyeed arkeen sida Mujaahidiintu u kala dhex galeen qabiillooyinka ku dagaalaya Galgaduud in niman badan oo xabsiyada jooga garteen wiilasha ka buuxa Xabsiyada inay sii daayaan intay awoodaan! Ogaada, talada waddanka waxaa gacanta ku haya gaalomadow iyo mid cad! Ma sahlana in xitaa maryocalasta u shaqeysa gaalada, xitaa hadday rabaan inay wiilal soo daayaan, aysan u sahlaneyn. Waxaan sugnnaa waraysiyadii laga qaaday walaalaha ka soo goostay xabsiyada.

Xigasho Somalimidnimo.com