Hogaanka Maamulka Labaxay Puntland Faroole ayaa sicad usheegay in masaajidda puntland kuyaala ay dhistaan xarakada mujaahidiinta Al shabaab isla markaana ay xukuumaddiisu mamnuucayso in la dhiso masaajid aysan ogayn ,
“magaallo yar oo carta ladhaho waxa kadhisan masaajid weyn”ayuu Yiri Faroole isagoo sheegay inaysan ogalaan doonin magaalooyinka yaryar in laga dhiso masaajid.
Faroole ayaa umuuqda Mid Ladagaalamaya in Magaalooyinka Yaryar ay yeeshaan masaajid taasi oo sidhab ah uu kula dagaalamayo Diinta Islaamka inay kufaafto Deegaanada uu kataliyo Maamulkiisa.
Faroole mar uu horay uhadlay waxa uu sheegay in wax nidaam ah oo jira aysan diidi karin diinta Islaamka.
“Haddeerba ogaadda wax nadaam ah oo diintu diiddi kartaa ma jirto“ayuu yiri Faraoole.