Siday Kenya u gashay Soomaaliya waxaa soo wajahay cabsi dheer aad! Dadkii Kenya waxay isku aamin waayeen basaskii, suuqyadii, iyo kaniisadihii. Sidoo kale dhibtu waa saameysay Soomaalida iska socota ee iska degay iskana maal gashaday dhul aysan lahayn! Marka qofkuu wax ku qaadanaya wuu arkay sida shacabka Kenya banooniga ugu ciyaareen wiil Soomaali ah.
Dhagayso Ninka Sheegta Safiirka Soomaalida u Fadhiya Kenya Cali America Oo Ka Hadlaya Sida Soomaalida loo dilay Xabsiyadana looga buuxiyey, MP3 Halkaan Riix Ama Guji
Isha Maqalka VOA. Akhri Reuters oo leh Soomaalidii waa la qixiyey, http://www.reuters.com/article/2012/11/19/us-kenya-riots-idUSBRE8AI0RE20121119
Hoos Ka Daawo Citizen TV Oo Soo Bandhigay Shacabka Kenya Kuukuuyadii Gaarisa Joogtay Oo Qaxaya.
Banaadir Post.