Tarsan oo ka dacwooday Radio Shabeele ka dib markii u dulqaadan waayay sida ay wax u sheegeen!!

Nuqulkan dacdwada ah ayaa shabelle waxa ay heshey saaka intii aan warqada la gaarsiin Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka.

Warqdan ayaa waxa ay ka kooban tahay Labo bog uuna ku saxiixan yahay gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Nuur Tarsan.

Tarsan ayaa   xamili waayay waxa loogu yeero saxaafada,waxaana intaas dheer inay mudo dheer is hayaan Radio Shabeele iyo ninka iska leh.

Kuwii dulmiga iyo xaq naceybka iska kaashaday maxaa kala haysta.