Ganacsatada Somaliyeed oo ka eed sheegtay Turkiga iyo dhibaatada ay ku hayaan dadka ku nool Magaalada Moqdisho.

Turkida ayaa horseed ka ah kuwa loogu yeero NATO,kuwaas oo inta badan iska leh xasuuqyada ka socda dunida Muslimka oo dhan.
Turkigu wuxuu shaqo ka farisin ba’an ku hayaa ganacsatada Somaliyeed wuxuuna si xun dagaal ugala jiraa ganacsiga Somalia oo dhan.
Turkido waxay Moqdisho ku soo kordhiyeen sixir barar iyo balaayo hor leh,”Turkido waa fidno, waana cadow loo soo diray dadka Somaliyeed” waxaa yiri nin ka mid ganacsatada Somaliyeed.

Waxaa ka eed sheegtay Dotor Xabeeb oo sheegay inay ka saareen  gurigii oo ku hayn jiray dadka waalan oo jiran ka dib markii ay ku qaaliyeen.

Turkida waxaa kale oo loo soo dhiibay Manhaj cusub kaaso ka soo horjeeda Quraanka iyo Sunnada,waxayna dagaal adag kula jiraan AlWALAA WABARAA,waxayna Turki geeyeen intooda badan Macalimiinta Dugsiyada Quraanka ee gobolka Banaadir.

Turkida ayaa ka shaqeeya waxa loo yaqaan isdhexgalka bulshada, wuxuuna maamulaa meelo badan oo rag  iyo dumar is dhexgalaan oo ku yaal xeebaha Moqdisho.

Turkida ayaa laga sheega arin aan weli loo helin marqaadi cad laakiin tuhuunkeedo ka jiro magaalada Moqdisho taaso ku leg leh xubnaha dadka oo ay dhoofiyaan laakin waa arin aan baartiaan ku hayno.

Turkida ayaa Moqdisho keentay daawooyin iyo raashin dhacay oo dad Somaliyeed waxyeelo ka soo gaartay.
Dadka Moqdisho ayaa maalmihii hore Turkida u haystay kuwa u yimid inay Somali u soo gurmadeen laakin hada ogaaday inay yihiin cadow.
Turkida waxaa Somalia u soo horkacay Alaa Sheekh, kuwaas oo maanta lugta ka furay Moqdisho intooda badan.

Banaadir Post.