Maleeshiyaadka Dowlada oo dagaal ku dhexmaray Isbaarada Bar Ismaciil iyo Amisom oo laga gubay gaari TOW ah waxaana gaaray dhib weyn.
Waxaa is fara saaray Maleeshiyaadka DF waxayna isku haystaan qaab beeleed iyo lacagaha laga qaado Isbaarooyionka la soo dhuubay jidka u dhaxeeya Xamar iyo Afgooye,waxayna dhibaato ku hayaan dadka ku safra jidkaas muhiim ka ah.
Ciidanka duulaanka ku jooga gayiga Somaaliyeed ee Amisom ayaa gaari TOW looga gubay isla jidkaas isku xira Xamar iyo Afgooye,waxaana la sheegayaa in gaarigaas ku bes beelay qaraxa gaaray,waxaana ku dhinta ciidamo badan oo ku dhex jiray.
Waxaa weli ku dhiigbaxaya gayiga Somaliyeed kuwii soo duulay.
Banaadir Post.