Magacaabista Haweenaydu Waxay Timid Kadib Markii…?

Dadku inta badan way layaabeen haweenay in loo doorto jagadaan balse waxa jirta shax horey loo ciyaaray dadkuna aysan fahansanayn.

Shirkii London ayaa lagu go’aamiyay in dumarku ay qabtaan jagooyinka ugu sarsareeya dawladda iyadoo arintaas laga dheehan karay dastuurkii mahiga iyo shariif oo sheegayey in haweenydu ay qaban karto jagooyinkaas, shirkaas ayaa dadku u arkayeen mid usoo jiidaya nabad iyo barwaaqo balse dad yar ayaa fahmayey in meesha lagu maleegayo guntimo xanuun badan.

waxyaalo badan oo shirkaas lagu hishiiyay ayaa fulay waxaana kamid ah arintaas oo markii hore si loo qorsheeyay balse udhacday sidan, ingiriiska ayaa ku amray madaxyo wayntii shirkaas tagtay in jagada Raysal Wasaaraha lasiiyo haweenay.

Markii ladoortay madaxwayanaha reer galbeedka taageera ee xassan sheikhayaa arinku wuxuu ahaa in haweenay laga dhigo Raysal Wasaare.

Reer Galbeedka ayaa ciyaaray shax soomaalidu ku daateen oo ahayd in intaan loo dooran Raysal Wasaaraha qof Dumar ah, bulshada loo bandigo bal sida ay u arkaan, sidaa darteed ayaa waxaa saxaafada si hoose loogu sheegay in jagada Raysal Wasaaraha ay qabanayso haweenay iyadoo markii saxaafadu aysoo bandhigtay Soomaalidu muujiyeen diidmo iyo in madaxwayanaha uusan ahayn wax jira haduu naag ka dhigo Raysal Wasaare, mudo 2 asbuuc ah ayaa la aruurinayey sida Soomaalidu usoo dhawayn karaan in jagadaas loo magacaabo haweenay balse markii la arkay carada soomaalida iyo inaysan yeelayn loo wareejiyay jagada ku xigta ee ugu awooda badan: kuxigeenka Raysal Wasaaraha isla markaana ah wasiirada arimaha dibadda oo ah jaga ugu awooda badan markii laga soo tago Madaxwaynaha, Raysal Wasaaraha iyo Godoomiyaha Baarlamaanka.

Qorshahaan iyo qorshooyin kale oo lagusoo maleegay London iy Istanbuul ayaa ah kuwa makri iyo khiyaamo kujiraan soomaalidana macaanka sare latusay lagana qariyay kharaarka hoose, midkaan ayaa fulay waxaana ku xigi doono marxaladihii kale ee gumaysigu qorsheeyay oo ay ka mid tahay in kiristanka soomaaliya awood lasiiyo iyo in lagu faafiyo dalka faaxishooyin xun xun iyo khamriga.

Haweemaydaan ayaa shaqadeedu tahay inay habeenba wadan ay Seexato iyadoo shacabkii Soomaaliyeed ee islaamka ahaa ka gaynaysa caalamka sawir foolxun oo muujinaya inay umadaan fasahaaday.

Shaqada ugu badan ee haweenaydaan laga sugayo ayaa ah in dumarka ay guryaha ka saarto xijaabkii iyo asrturaadiina ay ka qaado, iyadoo ay uqarsoonyihiin ajandayaal kale oo lagu burburinayo diintaan suuban ee ilaahay ku ilaalinayo jiilka cusub ee fahmay dhagarta xun ee reer galbeedka.

Umadan islaamka ah ayey utaal siday uwajahaayaan yeerintaan cusub ee reer galbeedku layimid, dadka muslimiinta ahna waxan ugu baaqaynaa in iska difaacaan dhagarta lala maaganyahay oo ay hurdada ka kacaan.