Dariiq ama Jid hore loogu daalay iyo Diin la’aan!!
Waa wax la wada ogaa in kuwan qawanada ah yihiin kuwo la keensaday waxaana lala yaabay inay wax u qabteen sidii loo yeeriyay”Wiil iyo aabihiis”.
Waa jid hore loo tijaabshay inaan wixii aan xaq ahayn xal noqon,waa wado lagu soo daalshay dadka Somaliyeed oo ah qowm aan danteeda garan,hadalka iyo talada waxa loogu yeero Qaramada Midoobay waxaa ka talo ama hadal wanaagsan ilaha Koonka leh,oo warkiisa la diiday sida iska muuqata”Qoom Bilcaamo “Single Moms”u talsheen walee fadhiga kama kaco dhib iyo dhaawacna ma huro.
Waxaa yaab leh in beelaha qaarkood eed u hayaan kuwaas qawanada ah oo buug loo dhigay yeershay ku dhawaaqay,maa iska dhaafaan ilaah ayaa ka maqnaysiiyay meel xumaan kaliya ka soo bixi doonto sida la wada ogyahay,Inshlaah.
Waxaa kale oo yaab leh in somalido weli tahay dad la sirayo oo aan ka daalin silica iyo dhibka lagu hayo oo maalinba meel looga yimaado,waana xusuus yarida iyo xumaan jaceylka dhibka ugu weyn oo somalida haya.
Maxaa keenay In Qurbajoog”DANYUUSBARO” Somalida lagu salido oo ay silciyaan?