Moqdisho oo Sinado gaartay heerkii ugu xumaa iyo Mucjiso shalay ka soo muuqatay ka dib markii ay isku dhegeen laba macsi isku haystay!!”Hadii la yaabo Yaasiinka”

Waxaa dadku la yaabeen markii ay maqleen nin iyo  naag ayaa isku dhegay kuwaas  oo macsi isku haystay,waxaa  la waayay qof kala saara oo wax u qabta  ka dib markii la geeyay Isbitaal kasta  oo Moqdisho,waxaana la sheegaya in loo qaadi Turkiga oo qeynta ugu weyn wax ku leh munkarka moqdisho ka socda.

Waxaa mudooyinkan danbe Moqdisho dadku la yaabeen in Munkarka ama Macsido ay  gaartay heerka ugu xun  oo ay gaarto waligeed,waxaana la xirayaa ama jirdilayaa qofkii diida ama dhibsada macsida ama Munkarkaaas foosha xun oo Moqdisho ku habsaday.

Waxaa meel walba laga furay Maqaayado iyo Baraar lagu tunto oo inta badan  ay ka dhacaan wax aad la yaabayso hadii aad aragato,waxaana inta badan falkaas ku howlan qurbajoogta iyo kuwa kale oo qariban oo dalka hore ugu sugnaa.

Waxaa danbi ka ah magaalada Moqdisho hadii Suno ka muuqato ma aad tahay Ahlu Towxiid waxaadna mudan kartaa in gaalada Xalane joogta laguu gacan galiyo ama laguugu  iibsado lacag badan oo inta badan aysan awoodin dadka Moqdisho ku nool.

Mucjisadan shalay Moqdisho ka dhacdey ayaa  ah mid dadka ilaah ku tusinayo  inay gartaan inaysan ku taagnayn jidka Alle,waxaa Moqdisho la howlgala hay’ado ku shaqo leh waxa loo yaqaan is dhexgalka bulshada iyo oogida Munkarka,waxaana beesha caalamku kubixisaa lacag aad u badan in dadku isku dhex galaan meel oo  ay joogaanba,la soo xiro ama la soo sheego kuwa dacwada ama diinta dadka ugu yeera.

Mucjisooyinkan noocan ayaa culumado ku sheegeen inay  yihiin caalamdo xun hadii aan wax la qaban oo aan la hortagin,waxayna dadka ugu baaqeeun inay u kacaan waxaan in laga hortago lagana cabsado ilaah kaliya oo isaga dadka abuurtay.

“Hadii la yaabo yaasiinka”

Banaadir Post.

Banaadir Post.