Maleeshiyaadkii Shariif Sheekh oo iska dhiibaya Shabeelada Dhexe hubkoodana lacago ku bedelanaya ka dib xaalad adag ay oo kala kulmeen ciidamada Amisom.
Waxaan ka baranay taariikhda in markii la isticmaalo dhalinta somaliyeed qaab beeleed jidka looga tago!
Waxay ka mid tahay casharada aan dadka xusuusta leh aysan hilmaamin laga soo bilaabo dagaaladii USC ilaa Dagaalooyaashii dad qalatada ahayd
waxay ku sameeyeen dhalintiii ay qaab beeleedka u dagaal gali jireen oo jidadka lagu dayacay,ka dib markii dariqii laga lumiyay.
Shariif ayaa boqolaal dhalinyaro ah ka soo daabulay beeshiisa ka dibna wixii ka nool jidka kaga dhaqaajiyay.wuxuuna maanta sugayaa inow qaxooti ugu noolaado dalka aan cadowga nahay ee Uganda.
Banaadir Post.