DHAGAYSO: Sheekh Cali Dheere Oo Shir Jaraa’id Qabtay, (Warbixin)

 Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere Afhayeenka Xarakada Al shabaab Almujaahidiin, ayaa goordhow qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlay arimo badan oo kala ah sida hoos ku qoran.

1- Uganda oo tiri ciidamadeena ayaan kala baxaynaa Soomaaliya haddii Qaramada midoobay aysan noo samayn sidaan rabno.
2- Kismaayo oo habayn iyo maalin lagu xasuuqo ciidanka Kenya iyo Murtadiinta horgalka u ah cadowga.
3- Beledweyne Taliyihii ay iska dileen kooxda riddada ah.

4- Gaalada in Mujaahidiintu la samirtamayaan.
5-  Ujeedooyinkii loogu soo duulay Wilaayaadka Islaamigaa ee Soomaaliya iyo macluumaadk kale.

Waxaa Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in Taangi aanan waxba looga qaadi karin Mujaahidiinta, isla markaana ay wareereen ciidamada shisheeye ee duulaanka ku yimid Wilaayaadka Islaamigaa, waxaana meelkasta kaga socda weeraro aanan kala joogsan.

Dhagayso shirka Jaraa’id ee Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere Afhayeenka Xarakada Al shabaab Almujaahidiin, MP3 Halkaan Riix Ama Guji