Ciidanka shisheeye ee Amisom ayaa qandaraaskii lagu biili jiray ka dhammaaday xili ay xiran yihiin Xafiisyadii Qaramada midoobay dabayshii (Sandy)

 Ciidamada Shisheeye ee Amisom loogu yeero, ayaa qandaraaskii lagu biili jiray ee gaalada midowday ee loogu yeero, Qaramada midoobay kadhammaaday, xili ay xiran yihiin Xafiisyadii Qaramada midoobay dabayshii (Sandy) ee Newyor kudhufatay darteed. Haddaba biilashii ay ka qaadan jireen Qaramada midoobay ayaa ciidamada shisheeye waxaa loogu daray 7 Cisho in ay sii qaataan biilkooda, balse waxay isla garteen Qaramada midoobay sida sargaal u hadlay uu sheegay in ay biilasha qaadan doonaan ciidamada shisheeye saddexda Bilood ee soo socota.

Qorshaha labaad ee ciidamada shisheeye lagu badalayo, ayaa noqonaya mid aan la ogayn, balse waxay caddeeyeen Saraakiil kamida Amisom in ciidamo badan oga dhinteen Soomaaliya, isla markaana muddadii ay ku xisaab tamayeen iyo dhaqaalihiina uu kadhammaaday, ayaga oo aan wax guula kagaarin, marka laga reebo in ay magaalooyin dhowr ah ka qabsadeen Xarakada Al shabaab oo wali xooggeedii ku sugan yahay Soomaaliya.

Dhanka kale waxaa kulanka lagu soo hadal qaadey codsi ka yimid Midowga Afrika kaasi oo ahaa in  Soomaaliya laga qaado Cunaqabateynta Hubka ah eee saaraan si Xukuumadda Shisheeyuhu soo dhisay ay hub u gadato.

Arinkasi ayaa ah mid ay isku maandhaafsan yihiin Golaha Amaanka,inkastoo Kulanka aanan lagu soo hadal qaadin.

Sidoo kale ma jiraan waxa jawaab ah oo laga bixiyey Codsi Shisheeyaha Amisom kayimid kaasi oo ahaa in loo ogolaado in Dhuxusha ay kasoo dhoofistaan dekado ku yaala Koonfurta Soomaaliya,taasi oo guluhu mar hore uu xayiraad kusoo rogay.

Midowga Afrika ayaa ka codsaday Golaha Amaanka in dib loogu laabto Xayiraadda dhanka hubka ah ee saran Soomaaliya,waxayna marmarsi ka dhiganayaan in loo baahanyahay in la hubeeyo Ciidanka dowladda Shisheeyuhu dhsay si ay amaanka u sugaan.

Dooda kusaabsan Xayiraadda dhanka hubka ah ee saran Soomaaliya ayaa Todobaadka soo socda lagu soo hadal qaadi doonaa kulanka ay yeelanayaaan Golaha Amaanka,sidaa waxaa sheegay Diblumaasiyiin  katirsan Golaha Amaanka oo la hadaly Warbaahinta.

Al Shabaab Ma Samrayaan Saddexda Bilood Ee Amisom Loogu Daray?

“Waxaa Dad badan isweydiinayaan, Saddexda Bilood ee Amisom Qaramada midowday ay ugu dartay in ay sii biisho ciidamada shisheeye, in Mujaahidiinta Xarakada Al shabaab, sii adkaysan doonaan iyo in kale?, maadaama gaaladii dhaqaalihiina ka dhammaaday Askartoodiina ay ku nafwaayeen?”.

“Sheekh Cali Maxamuud Raage Afhayeenka Xarakada Al shabaab ayaa maantay Su’aashaas ka jawaabay, wuxuuna sheegay in ay gaalada la samirtami doonaan, sidii Allah uu amray, isla markaana guushii Allah balan qaaday, lagaaray balse wax kadhiman yihiin!”.