Taliyihii Guutada Shanaad Ciidamada Milatariga DF Maxamed Ibraahin Gardon oo shalay Lagu Dilay Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa Maanta Lagu Aasay Magaalada Muqdisho.
Saraakiil Katirsan Ciidamada Shisheeyaha oo uu Kujiro Taliyaha Ciidamada Booliiska Amisom,Xuseen Carab Ciise oo si kumeel gaar uhaya Wasaarada Gaashaandhiga iyo Taliyaha Ciidamada Milatariga Df ayaa kusugnaa Qabuuraha Sheekh Cali Suufi oo Maanta Lagu Aasay Gordon.
Gardon ayaa Muhiim u ahaa Howlgalada Ciidamada Shisheeye ay kwadaan Gobalka Shabeelaha Hoose.
Shalay ayay Ahayd Markii Gordon Kolonyo uu lasocday Shabaabul Mujaahidiin ay kuheleen Gobalka Shabeelaha Hoose Gaar ahaan Ceelwareegow.