C/fitaax Shaaweeye oo Moqdisho Tahriib ugu soo noqday ka dib markii Ingiriiska sharci looga diiday.

C/fitaax Shaaweeye ku xigeenkii Maxamed Dheere ee dhinaca amniga gobolka Banaadir ayaa mudo ku sugnaa wadanka Ingiriiska halkaas oo ka naawilayay ama ka rajanayay inow ka helo sharci ama inow ku nolaado wadanka Ingiriiska,waana looga diiday ,waxaana ku adkaatay inow sii joogo dalka Ingiriiska,g

aar ahaan waqooyiga England.
C/fitaax Shaaweeye ayaa tahriib uga soo baxay wadanka Ingiriiska wuxuu ku noqday Moqdisho oo mudo ka soo maqnaa.
Magaalada Moqdisho ayaa ah meel amnigoodo aad u xun yahay waxayna la ildaran tahay ciidamo shisheeye iyo ciidamo Somali u badan oo ka amarqaata waxa loogu yeero beeesha caalamka iyo dad Somali oo ah oo dagaal adag kula jira kuwaas soo duulay,gaar ahaan XSHM oo si weyn ula dagaala dhamaantood.

Banaadir Post.