Maleeshiyaadkii kenya keentay Kismaayo oo Aano qabiil iyo xasuuq ba’an ku haya dadka Shacabka oo Kismaayo ku nool.

Ganacsadaha xalay lagu dilay magaalada Kismaayo waxaana la tilmaamay inay maleeshiyaadka Axmed madoobe oo ku arxan daran,waxayna ku toogteen Xaafada Via Afmadowee magaalada kismaayo.
Oday dhaqameed magaciisa lagu sheegay Axmed Sheekh 70 jir ayaa habeen hore kooxo hubeysan ku dileen isla xaafadaasi waxaana muuqanaya in amaanka Magaalada faraha ka baxay.
“Aano qabiil iyo qurun ayay noo keenay waxaana ka nasanay mudo dheer oo aan ku hoos noolayn Raayada towxiid”waxaa yiri dadka reer Kismaayo.
Banaadir Post.