Maamul ku sheega Moqdisho oo Mugdi sii galaya iyo maalmo madow oo hore leh.”Amisom ayaan ka codsanay inay garoonka ‘Stadium Moqdisho’ ka guuraan”

Ciidanka calooshooda ku shaqeeya ee Amisom ayaa mudaba dhex degan garoonka ciyaaraha “Stadium Moqdisho”,wacaana lala yaabay hadal ka soo yeeray kuwa sheega yihiin maamulyaasha ciyaaraha Somaliya hadalkaas oo ahaa inay Amisom ka codsadeen inay ka guurto Garoonka,maxaa ka qaldamay gayiga iyo garoonkaba yaa leh?
Garoonka ayaa mudo dheer iks ahaa howlgab laakin waxaa inta badan lagu tukan jiray Salaadaha

 Ciidaha oo dadku isku arki jireen laakin Ciidii dhaweyd waxaa diiday gaalomadowda Amisom oo xoog ku dhexjoogta gegida Ciyaaraha Moqdisho.”Waa tuu dareersaday fircoon diracyadiiniiye

Waa tuu diyaar ugu akhriyey diinta gaalada e

Dabci beenna weeyaan waxaad nagu dayeysaane”

Weli ayay Somalido been iyo waxaan raad lahayn isku sheegaan,ogaada ama diida dalkiina waa la qabsaday,xalkiisuna waa xabad iyo in la iska xoreeyo kuwa xumaanta loo keenay.