Shariif Sheikh Axmed oo Magan gelyo lagu gaynayo Ugandha.

Shariif ayaa ugu danbeyn ku danbeyn doona Ugandha oo ciidankeedo duulaan iyo dulmi ku joogaan qeybo ka mid gayiga Somaliyeed.
Shariif ayaa ONEWAY ku tagi doona Kampala iyada oo ay weli noolyihiin dhamaan kuwii ay is hayeen kuna wada suganyihiin dhamaantood gudaha gayiga Somaliyeed.

Shariif ayaa loo diyaariyay waraaqaha laga saxiixo qof ka sidiisa oo kale ah oo dibad ku noole ku noqon doona wadan kale,waana jidkii ay la rabeen kuwa loogu yeero beesha Caalamka.

Shariif ayaa loo ogolaaday mid ka mid xaasaskiisa ay kula noolaato kampala,lama oga halka ay ku noolaan doonaan kuwa kale iyo sida oo ugu tagi doono,hadii ay jirto meel kale ay nool yihiin.
Shariif ayaa hada dareemay inow qiyaamay qof walba oo la shaqeysey.waana culayska maanta haya shariif oo la sheegayo inowsan caafimaad ahaan wanaagsanayn.
Beesha caalamka ayaa Shariif u diiday in la geeyo meelo kale ka dibna waxaa ogolaatay kampala iyo Musaveni ay isku fiicnayeen bari.”Siyaasado ma lahan saxiib joogta ah”
Shariif ayaa duulaan ku qaaday Towxiidka iyo alaa Towxiidka, wuxuuna xasuuqay culimo ahlu diin ah, wuxuuna qiyaano ku sameeyay dhamaan ragii ay wada socdeen oo qaarkood diyaarado u dhigay.
Banaadir Post.