Shariif Sheekh Axmed ayaa maalamahan danbe ku xanuunsanaa magaalada Moqdisho ,xanuunkaas ayaa la garan waayay waxna loo qaban waayay Moqdisho sidaas waxay qasab ku noqotay in dibada loo qaaday,waxaana adkaatay in loo helo meel la geeyo ka dib markii beesha caalamku jiq ka dhigeen in Shariif la siiyo maagangalyo iyo meel oo ku noolaado!
Uganda ayaa maalmo ka hor u ogolaatay in wadankeeda shariif la geeyo laakiin waxaa si weyn u hor istaagay Kenya, Musaveni ayaa saxiib oo Shariif leeyahay,isaga ayaan ku adkaystay in shariif loo helo meel oo ku noolaado,waana la ogolaaday in dalkiisa geeyo ka dib markii loo yeelay waxa ay ka rabatay kismaayo oo ahayd inay u hesho maamul iyada hoos yimaada,taas oo macnaheedo yahay inay qabsatay magaalo madaxda £aad ee gayiga Somaliyeed.
Shariif ayaa maalmahan loo qaadi doonaa Uganda oo ku noolaan doono hadii oo ka kaco cudurka haya oo ah mid aan la aqoon waxa uu yahay,laakin lagu baari doono Uganda markii la geeyo.
Shariif ayaa lagu arkay waxyaabo cajiib leh oo aan la aqoonw waxa ay yihiin,wana la oagaan doonaa maalahan soo socda,la soco wixii ka cusub.
Banaadir Post.