Maamulka DF ee Shabeelaha Hoose oo Ishor Istaag Kusameeyay Waxsoo saarka Gobalka.(Dhagayso)

Gobalka Shabeelaha Hoose oo Cabasho Kamuujiyay ishor Istaag Lagu Sameeynayo inay Tacbadaan Beerahooda Maadaama Roobka Dayrta uu Kada’ayo Gobalka Shabeelaha Hoose.

Mid kamid ah Haweenka Kudhaqan Afgooye oo lahadashay Idaacada Islaamiga ah Alfurqaan ayaa Sheegtay in Hay’addo Shisheeye ah iyo Madaxa Samafalka Gobalka ee DF Ninka Lagu Magacaabo Yuusuf Maxamed Cabdi Ay Dadka usheegeen Xerooyin inay Kagalaan Si raashin Loogu Qaybiyo Taasi oo Dadka looga Soo Horjeedo Beerahooda inay Tacbadaan.

Dhagayso Waraysiga Haweynayda.

Hadaba Si aan Waxbadan uga Ogaano Xaqiiqda Rasmiga ah ayaanu waxaa Xeriir Lasamaynay Yuusuf Maxamed Cabdi,waxaana uu sheegay Xaalad Macluul iyo Hooy La’aan inay Haysato Dad Barakacayaal ah oo Kusugan Gobalka Shabeelaha Hoose.

Dhagayso Yuusuf Maxamed Cabdi.

Si kastaba Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa Horay Gobalka Shabeelaha Hoose kaga Mamnuucay Hayaddo Ajaaniib ah oo Xiliyada Tacbashada Beeraha iyo Waqtiga Dalaga Beeraha uu soo Go’o Kusoo Beegi Jiray Raashin Dhacay.

Xigasho Radio Alfurqaan

http://www.radioalfurqaan.com/0110%20Beeralay%20laga%20hor%20istaagay%20tacbashada.html