WARKA SOMALI CHANNEL Cabashada ka imaneysay dadka reer Balcad ee kunool London 10 10 2012
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=vFivMqcP7Ak
Maleeshiyo beeleed isku beel ah oo hoos taga ama ka amar qaata dagaal ooge Cabdi Jiinow ayaa dhibaato lixaad leh ku haya dad reer Balcad dadkaas oo mud dhowr sano ah nabad ku noolaa laakin hada dhibaato loo gaysanayo ka dib markii ciidanka Amisom iyo Maleeshiyo Beeleed loo gacan galay magaalada balcad.
Cabdi Jiinow ayay qaraabo yihiin Dagaalooge Maxamed dheere ninkii bari dhibaatada ku hayn jiray dadka nool Jowhar,balcad iyo tuulooyinka hoos taga.
Dadka jeed balacd ayaa arintaas dhibsaday kana dhiidhiiyay meel walba oo ay joogaan.