Dad badan ayaa maanta waaga ku cadaaday oo ee kamid yihiin kuwii wadanka ku soo hogaamiyey Ciidanka Kenya iyo kuwa kale oo kamid ah caamada kuwaasoo taageero buuxdo u moojiyey ciidamada Kenya ayagoo ka fakirin hagar daamada loola maleegaayo halka ee ka digayeen dadka fahamka dheer leh in Kenya gudaha ee u gasho dhuulkeena barakeesan Kenya ayaa mar marsiyo kaga dhigatay duulaanka Kismaayo inee amaan ku soo dabaaleeso wadankeena barakeesan ee Muslimka ah wali ayadoo intaa raacisay inay ku difaacanay so amaanka dalkeeda intaa kadib maxaa dhacay?
Ciidamada Kirishtaanka Kenya iyo kooxo Murtadiin aan sidaa u badneen ayaa ku tashaday dagaal kadhan ah Muslimiinta reer Kismaayo iyo Mujaahidiinta dagaalka ayaa waxaa xil weyn iska saaray Mujaahidiinta Soomaaliya iyo ducaad iyo aqoon yahano.
Kenya iyo xaabadeeda waxay ku qaadatay hal sano inay Kismaayo ku tagaan ayagoo dhiig baxayo baqtiyadoodna dhurwaayga wadada ku cunay.
Sidaa ee tahay maanta waxay muujinayaan murugo iyo qoomamo kuwii wadanka ku soo hogaamiyey Kirishtaanka Kenya!!
Hadaladooda waxaa kamid ah
“kismaayo soo anaga ma lihin”
“kismaayo sow Somalia ma ahan”
“waxaa la arki doonaa kismaayo oo leesa su’aalayo kitaanbuushe ama kibaandho”
Dowlada Kenya ayaana u kala saarneen Mujaahidiinta, shacabka iyo kuwa dalka ku soo hogaamiyey waxeena u aragtaa inay somalia wada yihiin, ayadoo ugu hanjabtay dil iyo xarig kuwii dariiqa soo tusay..
Qore:- Muxsin Yare.