Inta badan Maleeshiyaadka DfF-KA meelaha ay qabsadaan ayaa waxaan maqalnaa ineeysan amaan aheeyn oo ah ciidamada dowladu dhac ugeestaan shacabka meelaha ayqabsadaan shacabka oo dareema ineey ufiicnaayeen kuwii kale ee XSHM ayaa lagu xasuustaa meelihii ay heeysatay amaan buuxa oo liisku haleeyn karo.
Tarsan ayaa sheegay inow indhihiisa ku soo arkay Isbaaro ama jidhooyo aad u badan “Afar iyo toban Isbaaro ayaa lasoo dhigay inta u dhaxeysa Centerka Xamar ilaa Suuqa Xoolaha,waxaa kale oo shegay in 8 isbaaro la dhigay Suuqa xoolaha ilaa Balcad”,isagu muxuu yahay miyuusan ahayn tuugii dhacay hantida shacabka Somaliyeed,waxaa la sheega inow milki u leeyahay 4 guri iyo dhul banaan oo ku yaal Moqdisho iyo laba guri oo dibada ku yaal intee laga keenay,trsan shalay wuxuu qaadan jiray Income support iyo ceyrta reerkiisa oo London ku sugan.
Tarsan ayaa aad u naaxay,waxaadna ka garan kartaa Video-ga.
Xamarow xaal qaado.