Xasan sheekh iyo safarkiisii ugu horeeyay oo Baydhabo ku tago soona gacan qaaday gumaysiga xooga ku jooga gayiga Somaliyeed!!

Xasan Sheekh oo salaan sharaf siinaya ciidanka Amisom oo xooga ku jooga magaaalada Baydhabo, waana safarkiisii ugu horeeyay oo Xasan Sheekh ku tago dhulka Somaliyeed ee ku jira gacanta Gumaysiga xooga ku jooga gayiga Somaliyeed.
01/10/2012.Isniin,.

Xasan sheekh ayaa maanta safarkiisii ugu horeeyay isaga oo madaxweynaha ah ku tagay Baydhabo oo ay ka arimiyaan saraakiil Xabasho ah oo xoog ku jooga!
Wuxuu maanta kulamo la qaatay saraakiisha Xabashida,waxayna ku wargaliyeen sharuudo iyo habka ay ula shaqeyn karaan.

01/10/2012.Isniin,