Xasan Sheekh iyo Jawaari oo Baydhabo gaaray kulamadii ugu horeyna la qaatay saraakiisha Itoobiya oo xooga ku jooga gayiga Somaliyeed!!.

Waana safarkoodii ugu horeeyay waxayna kulamo lala yaabay la qaateen Saraakiisha Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Amisom ee Duulaanka Gardarada ah kuqabsaday Magaalada Baydhabo.

Amaanka Magaalada ayaa siweyn loo adkeeyay,waxaana Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dabodhilif ka Soomaalida Lasocota Dadku ay kuqasbeen inay isagu soo baxaan soo dhaweyn Xasan Sheekh Maxamuud.

Shariif Sheekh ayaa safarkiisii ugu horeeyay ugu duuley Adis kulankii ugu horeeyay la qaatay Meleskii baqtiyay kal hore.
Banaadir Post.