Kenya ayaa maalintii sadexaad ka cabsanaysa inay gudha u gasho,xili aysan jirin wax ciidan oo muuqada oo hortaagan walow ay jiraan in dhulka Kismaayo ka fog laga hor taagan yahay.
Kenya ayaa sanad u soo socotay 250Km waxaana haya daal iyo qasaaro ciidan oo aad u weyn,
Waxayna hada ogadeen in dagaalku bilow yahay oo aan fari ka qodnayn.
Waxaa kale oo hada ogaadeen in maleeshiyaadka la socda yihiin kuwa aan is rabin oo hab beeleed isku haysta,markii Kismaayo gudaha loo galana ay caqabad noqon doonaan.
Waxaan la arag dhamaan ciidankii shabaabka meel mareen kuwaas oo aan la arag iyaga oo baxaya, waana casida ugu weyn oo Kenya haysa,XSHM ayaa maalmo ka hor soo badhigay ciidamo aad u badan oo dhoolatus sameeyay kuwaas sida la sheegayo aan Kismaayo ka fogayn.
Kismaayo ma ahan Marka iyo Afgooye waa magaalo weyn oo dhamaan la isku haysto.
Banaadir Post.