Kenya iyo Uganda ayaa isku haysta ka dib markii Musaveni isku dayay inow magangalyo siiyo Shariif Sheekh oo reer galbeedku birta ugu dhufteen inow ku noolaado dhulkooda arimo la lug leh amnigiisa iyo qarashka badan oo ku baxaya ninkan xaasaska iyo caruurta badan wehliyaan.
Shariif ayaa mudo sugayay in loo helo meel oo ku noolaado, waxaana u soo dayrshay dunida galbeed oo dhan waxaana af cad k
u diidey dowladda maraykanka una sheegay inaysan u hayn meel ku noolaado.
Shariif ayaa codsi u dirsaday Musaviniga Ugandha oo ay aad iskugu dhawaayeen”Markii Muraadka laga lahaa” inow siiyo magangalyo,waxaana arinkaas is hortaagay Kenya oo amaankeeda walaac ka muujisey taaso duulaan ku tagtay gayiga Somaliyeed shacab Somaliyeedna ku xasuuqaysa Jubooyinka Somaliya gaar ahaan kismaayo.
Shariif ayaa maalmo dhaweyd labadii xaas u kala diray Turkiga iyo Ugandha,sida ay xaqiijiyeen dad ka warqaba qaroo dhawna ay yihiin.
Ciidanka Amisom ayaa lacag adag oo Kash ah ku ilaaliya Shariif oo weli Moqdisho ku sugan,waxayna maalin hore Kash uga qaaten 50 kun oo Dolar mar oo ka qeyb galiyay duugtii ama aaskii sodogiis oo Moqdisho lagu dilay,xildhibaan ahaa!
Wixii ka soo korha waa inoo mar kale.
Banaadir Post.