Dagaalka kenya ku jirto ayaa markan ah mid nafla caari ah oo taagan mar lee Kismaayo i geey.
Qabiilaadka deg
an Kismaayo ayaa ku balamay geeri ama gobonimo waxayna saakay markale u socdaleen safka hore ee dagaalka,waxaana hal ku dhig u ahaa SHARAF AMA SHAHAADO” AMA “GUUL AMA GEERI”
Raaskabooni”Axmed Madoobe” iyo saraakiil ka soo jeeda Beesha Sade ayaa is haysta waxaan ka dhaxeey ficiltan ama xurguf ay caado u leeyihiin,taas Kenya waxay dhaxlsiiisey quus ay markale ka yihiin in kuwan wax u taraan iyaga oo dano gaar ah ka leh gayiga Somaliyeed.
Dagaalka Jubooyinka ayaa ah mid Jubo ama masiibo ku noqon doona Kenya maxaa yeelay waa mid u muuqda bilow laakiin aan dhamaad lahayn.Wixii ku soo kordha, kala soco Banaadir Post.