Amisom ayaa farmaajo u gaysay waraaq lagu amrayo inow maalmo kooban kaga dhoofo Moqdisho!!

Kuwa loogu yeero Aminiga Qaranka ayaa sheegay in Amisom ay go’aan ka gaartay in Farmaajo lka dhoofo Moqdisho,wayna nagu wagaliyeen,waxayna u cuskadeen in farmaajo aminiga halis ku yahay.
Farmaajo ayaa markale laga cunay lacag aad u badan si loo buunbuuniyo inow yahay ninka kaliya oo ku haboon inow Somaliya m

arkale Raiisul wasaare u noqday,taasoo oo Farmaajo hore ugu hungoobay.
Farmaajo ayaa maalmihii ugu danbeeyay qeybiyay lacag aad u badan, waxaana lacagahaas loo qeybiyay Maleeshiyaadka qaarkood, dadka qaxootiga ah ee xeryaha ku jira oo waligood loo isticmaali jiray siyaasada iyada oo naftooda halis la galinayo,taas oo caan ku yihiin farmaajo iyo Ex-saxiibkiis Tarsan.
Waxaa kale oo lacago ka cunay afmishiriin buunbuuniya Farmaajo taaso lagu hungoobay.
Waxaa iska cad hadii Farmaajo markan waayo inow helo kusiga saaran Kaaraha Amisom inowsan mar danbe ku soo noqon doonin saxaada siyaasada Somalia,maxaa yeelay wuxuu ku waayay lacago aad u badan oo kal hore kursiga ku helay..
Banaadir Post.