Ma ahan markii ugu horaysey oo ninka Moqdisho yimaado laakiin waa markii ugu horeysey oo ay kulmaan ninka lagu bedelay Shariif Sh Axmed.
Xassan Sheekh maxamud “Xassan Mahiiga” ayaa ninkan cadowga Somaliyeed ah ku soo dhaweeeyay qosol iyo farxad kaaso sawirka ka arki kartid,waxaa kaloo oo la yaab leh in ninka ka kor hadlo calaamada Qaranka Somaliyeed, taasoo ninkan cadow u yahay!.
Waxaa iska cad in Xassan Mahiiga fuulay ama sii wadi doono shaqadii Shariif Sh Axmed awoodi waayay inow qabto.
Banaadir Post.