4 Caruur Somaliyeed ah oo garoonka Moqdisho hortiisa ay ku jiireen marsiyeen ciidamada Amisom ka dibna ka tageen waxaana gaarigaas sidey ama saarnaa gaalka cadawga ah ee Heylamariam ee Xabashida.
Waana arin maanta ay la yaabeen dad badan oo Moqdisho ku nool.
Ma jiro qof mas’uul u Somaliyeed ah oo ka hadlay arinkaas gumaadka ah oo lagu hayo shacabka Moqdisho ku nool.
Banaadir Post.