Al-Jazeera oo soo bandhigtay qaabkii uu u dhacay qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho,Kenya oo keentay Waraqihii Shidaal qodida lana rabay inow saxiixo Xasan Sheekh ,Qaraxii ka dibna la waayay qofka qaatay iyo meesha loo qaatay!!

Hoos ka Daawo Shirka jaraa,id ay wada qabteen Xasan Sheekh  iyo wasiirka arimaha dibada ee Kenya iyo qarxii iyo raasta oo dhaceysa.

Waxaa la hayn meesha loo qaatay iyo qofka qaatay wariqii Kenya keentay loona keenay in la saxiixo ka dib markii meeshii qarax ka dhacay oo lagu kala cararay.

Waxaa ,maanta Garoonka Moqdisho laga dhoofiyay ciidamo Amisom ah kuwaas oo intooda badan qabay dhaawacyo halis ah kuna jireen qaar baqtiyay.

Xasan Sheekh ayaa loo raray Villa Somalia amaankiisa oo loo baqay  qeybta martida  maadama weli shariif degan yahay inta badan Villa Somalia.

Banaadir Post

Mogadisho,Somalia.