Shariif Sheekh Axmed ayaa dareemaya cariiri aad u badan ka dib markii laga soo dejiyay Kursigii lagu siday Kaaraha Amisom.

Shariif ayaa haysta lacag aad u badan oo ka dhacay shacabka intoooda badan maanta qaxootiga ah kuna ah dalka iyo dibadiisa.
Beesha Gaalada ayaa Shariif u sheegay inow dibada ku noolaan doono inta noloshiisa ka hartay, kuna noolaan doono meel iyagu geyaan oo sida la sheeg

ay aan loo sheegin ilaa iyo hada.”Yaa rabi lahaa inuu ku jiro nolosha Shariif Axmed ku jiro hadda? Ogaada, wuxuu heystaa malaayiin doollar! Saasooy tahay, caawa wuxuu jeclaan lahaa inuu yahay bare iskuul oo Xamar iska jooga oon cidna wax u raacaneyn! Haddaad i rumeysan weydaan; weydiiya isaga! Marka ninkaas cusub eed u hambalyeyneysaan waxaan u arkaa nin diintiisii, dalkiisii, iyo dadkiisii gatay! Wey i dhibeysaa inuu cadow gacanta usii galo! Ma jecli inaan u hambalyeeyo qof ku socda halaag!”
Waa maqaal shalay laga qoray Shariif iyo xaalkiisa.

Banaadir Post.