Xafiiska Mahiga ee Muqdisho oo waqtigiisu dhammaad sii yahay ayaa la sheegay inuu yahay nin aad u jecel la socodka Gabdhaha Soomaaliyeed, taasoo uu garab kaga helo Fataaliin ka ganacsada gabadhaha Soomaaliyeed oo xarunta xalane ugu geeya Wakiilka Beesha gaalada ee Soomaaliya u qaabilsan.
Shacabka Soomaaliyeed ee muslimka ayaa ku tilmaamay talaabadan mid ka dhan ah diinta Islaamka, iyadoo haddii ay sii socotana ay keeni karto in gabdho kale oo fara badan qolyaha Fataaliinta ah ee ka ganacsada gabdhaha jirkooda u gudbiyaan Wakiilka Beesha Gaalada ee arrimaha Soomaaliya Mahiga.
Banaadir Post.