Ciidamada kenya ayaa ku jabay dagaalo adag oo ay galeen asbuucii ugu danbeeyay kuwaas oo horay ugu daalanaa dagaal ay sannad kaga jireen gayiga Somaliyeed.
Ma ahan markii ugu horeysey oo ciidanka soo duulaa isku dhexyacaan,waxaana horey isku dhexyaacay kuwa
Uganda,Burundi iyo Xabashida.
Kenya ayaa wajahday dagaalo aan dhamaad lahayn oo faraha ku jiraan, wana tan maanta ay garteen in ciidankan gudaha Kenya lagu celiyo.
Dagaalka Ka socda Jubooyinka ayaa laga arkay mucjisooyin rabaani ah kuwaas oo ay la yaabeen kuwa indhaha ku haya dagaalkan Kenya ku jabtay.
Banaadir Post.