Axmed Dhicisow ayaa u dhintay wadno xanuun ugu soo boodey si dhaqso ah.
Axmed dhicisow ayaa lagu xusuustaa inow taageero indho la’aan ah siin jirey Shariif Sheekh Axmed iyo Mahiiga ,wuxuu kale oo aad u jeclaa inow arko dastuurka cusub oo noqda mid dhaqan gala oo Somali ku dhaqanto, walow oo dhaliilo aan badnayn u yahay.
Banaadir Post.