Somaliya iyo sida loo gacan galiyay “Dulli kama baxaysaan hadaan Diinta lagu laaban”

Dr Siciid Muuse oo ka hadlay boobka lagu hayo kheyraadka dalka gaar ahaan shidaalka. (Dhageyso)

Dr Saciid Muuse oo u waramay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa waxa uu ka hadlay taariikh ahaan waqtiga uu soo bilowday damaca ah in la boobo kheyraadka dalka Soomaaliya.

Sidoo kale waxa uu ka waramay waxa xilligan kusoo aadiyay in la dhurto qeyb kamid ah kheyraadka oo ay la baxayso dowladda Kenya iyo dowlado kale.

Dr Saciid Muuse ayaa sidoo kale tilmaamay khataro aan caadi ahayn oo Soomaalida uga soo wajahan dowladda cusub ee la dhisayo iyo dastuurka ay wadato isagoona soo bandhigay cadeymo rasmi ah oo muujinaya arintaasi.

Halkan ka dhageyso wareysiga Dr Saciid Muuse

http://www.radioalfurqaan.com/0076%20Muuse.html