Maleeshiyo Beeleedka wehliya ciidanka Amisom ayaa saakay boobay hanti badan dad badana soo aruurshay ka dibna la tagay, lama yaqaan meel u wadeen dadka ay raafeen.
Amisom iyo Maleeshiyaadka la socda ayaa la kulmaya dagaalo joogta oo aya kala kulmayaan XSHM oo dagaal xoog leh kala dhaxeeyo, waxaana muuqanaya inay
garan karin meesha dagaalka looga soo qaado iyo qofka soo qaadaya.
Waxaa dhibaato balaaran la kulmaya dadka ku nool Shabeelada Hoose gaar ahaan Afgooye iyo Marka oo mar dhow gashay gacanta gaalo madow soo duushay iyo koobigeeda aan karaamada lahayn.Dadka ku nool Shabeelada hoose ayaa afar sano la kulmin wax dhibaato ah ayaa hada wajaha dhibaato ay ku hayaan gaalo madow iyo maleeshiyaad beeleed dhaqan xun oo aan aqoon Diin iyo dadnimo.
Banaadir Post.