Axmed Madoobe “RAASKABOONI” oo isku dayay inow ka xanaaqo maleshiyaad ay ka xasuuqeen diyaaradaha Kenya kaas oo kenya ku sheegtay inay qalad ku dhacdey “FRIENDLY FIRE”.

Axmed Madoobe iyo ururkiisa gaalada Kenya u adeega ayaa xasuuqa diyaaradaha ku waayay Maleeeshiyaad u badan reerkiisa hoose,wuxuuna isku dayay inow xanaaqo, waxaa Kenya u sheegtay inay xiri doonto hadii qiyaano isku dayo.
Kenya ayaa dagaalka Afmadow ku waysey ciidamo aad u badan kuwaas oo qaarkood nolol lagu qabtay,qaarka bahalo duurka howdka ku cuneen.
Kenya ayaan kala jeclayn kuwa la socda iyo laynaya waxaana goor danbe ogaaday Axmed Madoobe iyo maleeshiyo Beeledkiisa u adeega danaha gaalada iyo danta qabiilka.

Waxaana muuqanaysa isku dhexyaaca baahsan iyo khal-khalka ku yimid ciidamada Kenya. waxayna arintaani imaanaysaa xilli jab xun oo isugu jira naf iyo maalba uu gaalada kiristaanka ah ee Kenya iyo xulufadooda kasoo gaaray dagaaladii ugu dambeeyey.

Waxaan la’nahay askar badan oo nooga halaagsamay dagaaladii Jubooyinka dadka Kismaayana waxaan ka codsaneynaa Inay ilaliyaan meydadkeena.

War uu ku fafiyay Emanual Chir Chir bogga uu ku leeyahay twitter-ka ayuu ka hadlay dagaladii dhawaab ka dhacay WI Jubooyinka kaasi oo ciidanka Mujaahidiinta ay ku dileen askar ka tirsan ciidamada Kirishtaanka Kenya.

dagaalkaas waxaa nooga dhintay askar badan oo qarkood wali aan la’nahay meydadkooda halka  jaan Iyo cirib ay dhigen waloow qaarkood naloogu sheegay in lagu soo bandhigay magaalada Kismaayo ayuu yiri Chir Chir.