Waxa kaloo magaalada Addis Ababa maamaulada Ashahaada la dirirka ah Somaliland, Puntland iyo Galmudug, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, Cabdi Raxmaan Maxamuud Faroole iyo Cabdi Qeybdiid.
Meles Zenawi, oo xukuumaayay Ethiopia 21-sano ayaa xanuun in muda ah hayay waxa uu u dhintay August. 20.
Geerida Meles Zanawi ayaa si weyn looga dareemay dalkiisa iyo kuwa caalamka, waxana uu ahaa hoggaamiye gobalka miisan ku leh, gaar ahaan dagaalada ka socda Soomaaliya oo door ku lahaa.
Waxa uu noolaa 1955 ilaa 2012,Ilaah ayaana ku mahadsan inow naga waday Fircoonkii Geeska Afrika.
Banaadir Post.