Gabdhood oo Soomaali ah oo Turkiga loo keenay inay arday yihiin laakin ahaa dad dhoof doon ah lacagana lagana Xamar looga soo qaatay ayaa laga soo qabtay guri ay ku dhuumanayeen.
Police-ka Turkiga soo qabtay iyaga oo lagu qarinayay guri ku yaalla degmo la dhaho Fatih oo ka tirsan Magaaladda Istanbul,waxayna sugayeen
MUQALASIIN dadka u wada Ingiriiska oo lacago badan ka qaatay.
Ma ahan markii ugu horeysey oo Fadeexadan oo kale dhacdo,waxaa magaalada Moqdisho looga soo tagay ardadii imtixaanka laga qaaday waxaa la soo qaaday qaar lacago laga qaatay ida gabadhana oo kale iyo kuwa hab beleed gaar lagu soo waday.
Waxaa dadka qaarkii la geeyay Xeryo Melatari kuwaas oo la yiri ciiidan ayaa la bari doonaa,waxaana fakad ah intooda badan, waxayna qaarkood ku silcayaan Giriiga oo dhibaato balaaran ku haysaa!Waa iska caadi in Somalido is dulmiso siyaabo kala duwan, dulmiga wuxuu sii dhalay xaalada maanta Somali lugaha kula jirto.
HADII AF TURKI TAQAAN HOOS KA AQRI,SAWIRO BADANA WAAD KA ARKI DOONTAA HADII QOF AAD U WAX QABATO KA TAQAAN!!
Banaadir Post.http://www.inegolhaber.com.tr/organ-mafyasinin-elinden-son-anda-kurtarildilar-26997h.htm